Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo gababeysay doorashada Aqalka Hoose


Magaalada garoowe ayaa lagu soo gebagebeyay doorashadii Aqalka Hoose xubnaha Puntland u matalayay Barlamaanka 11aad ee Federalka Soomaaliya.

Wariyaha VOAda Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan Garowe ka soo diray.

Dhageyso Puntland oo dhameystirtay doorashada A. Hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:56 0:00

XS
SM
MD
LG