Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan sanad-guurada saddexaad ee xasuuqii Mulimiinta New Zealand 


Telefishannada iyo Idaacaha magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaa laga addimay xuska sanad-guurada saddexaad ee ee xasuuqii Muslimiintaa ee ka dhacay magaaladaas.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Melbourne ka soo diray wariyah VOA-da Ibraahim Cumar Baafo.

sanad-guurada saddexaad ee xasuuqii mulimiinta New Zealand
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:29 0:00

XS
SM
MD
LG