Muddo ku siman 40 sano, waxaa Boqortooyada Sacuudi CArabiya ay si wadar ah u dishay Sabtidi shaley ahayd 81 muwaadiininteeda ah, kuwaas oo dambiyo kala duwan ku eedeysnaa.
Waxay noqonaysaa tiradii ugu badnayd oo dalkaasi si wadar ah hal maalin loogu fuliyo dil wardareed.
Wariyaha VOA Hussein Cismaan Saxnuuni ayaa warkan kasoo direy magaalada Qaahira.
Facebook Forum