Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tignoolajiyadda dhijitaalka ah iyo dagaalka Ukraine, wareysi


Marka laga yimaado dagaalka hubka kala duwan loo addeegsanayo iyo dagaalka warbaahinta waxa kale oo ka mid ah waxyaabaha qaybta ka ah colaadda ka dhex taagan Ukraine iyo Ruushka sida khuburo badani aaminsan tahay weerarro dhinaca internet ka ah ama waxa loo yaqaano Cyber Attacks, kuwaasi oo ka hor intii aanu dagaalku bilaabanba qaarkood la fuliyay.

Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa Cabdallah Macallin oo ah barre ku takhasusay Barnaamijyada Xogta Kombuyuutarada ahna madaxa Machadka Global Net ka wareystay qaabka la isugu addeegsado dagaalka xogta Internetka, waxaanu marka hore weydiiyey waa maxay dagaalka xogta kombuyuutarada iyo internet-ku?

Wareysi ku saabsan dagaalka aan tooska aheyn ee Ukraine
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:19 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG