Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ukraine oo codsanaya in hub la siiyo


Dalka Ukraine ayaa ka codsanaya hub badan si dalkaasi uu isaga difaaco duulaanka uu Ruushku ku hayo, kaas oo soo bilowday 24kii bishii hore ee February.

Ruushka ayaa Ukraine weerar ku galay muddo haatan laga joogo laba todobaad.

Wariyaha VOAda uga soo waranta arrimaha gaashaandhigga Carla Babb ayaa warbixintan inoo diyaarisay. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.

Dhageyso wararkii ugu dambeeyey ee Ukraine
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:19 0:00

XS
SM
MD
LG