Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo taageeray baaritaanka 'dambiyo dagaal' oo ka dhacay Ukraine


Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Kamala Harris ayaa taageertay, baaqyada ka imanaya hoggaamiyeyaasha adduunka ee ku aaddan baaritaan dambiyo dagaal oo caalami ah oo lagu sameeyo galitaanka Ruush-ka ee Ukraine.

Mareykanka ayaa sidoo kale taageeray baaritaanno lagu sameeyo eedeymaha weerarro ka dhan ah dad rayid ah oo ay ku jiraan caruurta iyo dumar uur leh oo ku sugnaa isbitaal dhalmada ah.

Warbixin ay arrintan VOA-du ka qortay waxaa inoo soo koobaya Abdihakin Shirwac.

Mareykanka oo taageeray baaritaan caalami ah oo lagu sameeyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:23 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG