Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Caqabadaha heysta iskuullada Muslimiinta Austalia


Iyadoo guud ahaan dalka Australia ay ka jirto macallimiin yari ayaa hadana mid kamid ah iskuulada Islaamiga ee ay ugu badan yihiin ardayda Somaalida ee magaalda Melbourne ayaa waxaa soo wajahday ciriiri macalimiin yari ah kadib markii qaarkood laga helay COVID-19.

Ibrahim Cumar Baafo ayaa Maxamed Xasan Garabey oo kamid ah macallimiinta iskuulka AL-TAQWA waxa uu ugu horreyn weydiiyey sida ay u maareeyaan xiisadaha bannaan ee macalimiintoodu karantiilka ku jiraan.

Wareysi: Caqabadaha heysta Iskuullada Muslimiinta Australia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:02 0:00

XS
SM
MD
LG