Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay; Saameynta dagaalka Ukraine uu ku yeelan karo wahadallada Nukliyeerka ee Iran.
Waxaa Barnaamijka soo diyaariyaym soona jeedinaya wariyaha VOA-da ee magaalada London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.