Dowladaha Ruushka iyo Ukraine ayaa lagu wadaa inay maanta wadahadal ku yeeshaan dalka Turkiga, waxaana kulankan ay ujeeddadiisu tahay mid xal loogu raadinayo duullaanka Ruushku uu ku qaaday Ukraine.
Wararkii ugu dambeeyay waxaa inoo haya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.