Waxaa in muddo ah deegaanka Harta Sheekh ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya kusoo noq-noqnayay dab qabsanayey guryaha dadka deegaanka kaasi oo khasaare gaystay.
Mas’uuliyiinta ayaa sheegay inaysan weli caddayn sababta kicinaysa dabkan. Warkan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.
Facebook Forum