Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maxaa ka dhexeeya sare u kaca shidaalka caalamka iyo dagaalka Ruushka ee Ukraine?


Dagaalka ka socdo dalka Ukraine ayaa keenay inuu sare u kacdo qiimaha shidaalka dunida, waxaaana ka mid ah meelaha sida weyn looga dareemay sare u kaca shidaalkaa dalalka qaaradda Africa .

Halkii Barmiil oo hore u ahaa $85 dollars ayaa hadda gaarey $120 dollar. Haddaba falanqeyn la xariirta qiimaha shidaalka ee sare u kacay ayaa Sahra Cabdi Axmed ay la yeelatey, Naafic Maxamed Cumar oo ka mid ah ganacsatada shidaalka Africa.

Wareysi: Maxaa ka dhexeeya sare u kaca shidaalka caalamka iyo dagaalka Ruushka ee Ukraine?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:29 0:00

XS
SM
MD
LG