Boqortooyada Saudi Arabia oo muujisay in ay kor u qaadEyso xiriirka ay la leedahay Russia ayaa ku baaqday in wadahadal lagu dhammeeyo dagaalka u dhaxeeya Ukraine iyo Russia. Wasiirrada arrimaha dibadda ee labada dal ayaa Jimcihii khadka telfoonka ku wada hadlay.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Qaahira inooga soo diray wariyaheenna Xuseen Cismaan Xuseen (Saxnuuni).
Facebook Forum