Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in ciidamada Ruushka ay duqeeyeen warshadda ugu weyn Nuklear-ka Qaaradda Yurub ee Zaporizhzhia, iyagoo dab uu ka kacay dhismo ka mid ah warshadaasi.
Madaxa hay’adda tamarta adduunka ee IAEA, ayaa sheegay inuu ka welwelsan yahay badbaadada iyo badqabka warshaddan.
Warbixin ay wakaaladaha wararka iyo VOA-da ka qoreen waxaa inoo soo koobaya Nur Hassan Nur.
Facebook Forum