Britain ayaa ku dhawaaqday qeybtii ugu horeysay ee cunaqabateyn ka dhan ah dalka Belarus oo ku saabsan taageerada ay u fidisay duullaanka Ruushku uu ku qaaday dalka Ukraine.
Tallaabadan ayaa imanaysa maalmo uun kadib markii Britain ay cunuqabateyn kusoo rogtay bangiyada Ruushka iyadoo u mareysa xannibaadda hanaanka caalamiga ah ee lacag-dirista bangiyada ee loo yaqaano SWIFT.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa London kasoo diray wariyaha VOA-da, Ridwaan Xaaji Cabdiwali.