Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jigjiga: Deeq la gaarsiiyay dadka ay abaaruhu saameeyeen 

AbaarJIGJIGA
AbaarJIGJIGA

Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada Jigjiga soo gaaray wafdi kasocday dawladda faderaalka oo uu gogaaminayay Raysal Wasaare-ku-xigeenka ahna Wasirka Arrimaha Dibada ee Itoobiya Demeke Mekonnen iyadoo wafdigan ay deegaanka soo gaarsiiyeen deeq lacageed oo dhan 31.4 milyan oo bir.

Deeqdan oo ka koobnayd raashin, lacag iyo calafka xoolaha ayaa la gaarsiiyay dadka barakacayaasha ah ee kusugan degmada Haroorays, kuwaas oo kasoo barakacay abaarta ka jirta deegaanka.

Warbixintan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Deeq la gaarsiiyay dadka ay saameysay abaarta DDS
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:07 0:00

XS
SM
MD
LG