Isku xirrada

War Deg-Deg ah
VOA Direct Packages

Haweenka iyo Qoyska: Saameynta dagaalka Ukraine ku Yeeshay Qoysaska Somalida ee Dalkaasi dagganaa 


Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa sheekooyinka Soomalida ka qaxday dagaalka dalka Ukraine ee gaaray dalka Poland qaarkood.

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa sheekooyinka Soomalida ka qaxday dagaalka dalka Ukraine ee gaaray dalka Poland qaarkood oo ka sheekeynaya xaaladdooda iyo duruufaha ay ku sugan yihiin, iyo sidoo kale sida uu dagaalka u saameeyay qoysaska Soomaalida ah ee ka cararaya dagaalkaasi.

Barnaamijka waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Caasho Ibraahim Aden (Caashocuud).

XS
SM
MD
LG