Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ukraine: Dadka Afrikaanka ah oo ka cabanaya 'hayb-sooc'


People gather in the Kyiv subway, using it as a bomb shelter, in Kyiv, March 2, 2022.
People gather in the Kyiv subway, using it as a bomb shelter, in Kyiv, March 2, 2022.

Shaqaale iyo arday Afrikaan ah oo doonayay in ay ka baxsadaan dalka Ukraine oo wajahaya duullaanka Ruushka ayaa ka cabanaya in laga xanibay basaska, tareennada iyo goobaha xuduudaha laga galo iyadoo mudnaanta la siinayo muwaadiniinta u dhashay Ukraine.

Weriye ka tirsan VOA oo ku sugan galbeedka Ukraine ayaa sheegaya in mudnaanta la siinayo dadka reer Ukraine, balse uusan arkin cadeymo muujinaya in dadka Afrikaanka ah loola dhaqmo si ka duwan ajaaniibta kale. Warbixin ay VOA-du qortay waxaa noo soo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Warbixin: Dadka Afrikaanka ah oo ka cabanaya hayb-sooc
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00

XS
SM
MD
LG