Aragtiyo kala duwan ayay dadku ka qabaan muddadii sanadka iyo 40 maalmood aheyd ee kasoo markii uu xafiiska qabtay Madaxweyne Joe Biden, haddaba, Waxii u qabsoomey iyo waxii aanan u qabsoomin maamulka Madaxweyna Biden intuu xafiiska joogay,
Wariyaha VOA Sahra Cabdi Axmed oo la hadashey qaar ka mid ah hoggaamiyaasha Somalida Minnesota, Columbus iyo Seatle Washington ayaa warbixintan ku eegaysa.
Facebook Forum