Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalidii ugu horreysay ee ka qaxay Ukraine oo gaaray Germany


Afghaaniyiin ka cararay Ukraine oo gaaray Poland

Qaar ka mid ah ardaydii Soomaaliyeed ee ka qaxay dalka Ukraine kadib duulaankii Ruushka uu dalkaasi ku qaaday ayaa xilli dambe oo xalay ah gaaray magaalada Berlin ee dalka Jarmalka iyaga oo ka tagay dalka Poland, waxaana ay kamid yihiin Soomaali badan oo Jarmalka maalmihii lasoo dhaafay gaaray. Maxamed Cabdi Guutaale oo kamid ahaa Soomaalidii ugu horeysay ee ka qaxay magaalada caasimadda ee Kiev iyo 6 qof oo kale oo la socday ayaa Ridwaan Xaaji Cabdiwali uga waramay sida ay kusoo gaareen magaalada Berlin ee dalka Jarmalka.

Soomaalidii u horreysay ee ka qaxay Ukraine oo gaaray Jarmal
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG