Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka cusub wadahadalka u socda Russia iyo Ukraine?


Russia Ukraine War

Xukuumadaha Moscow iyo Kyiv ayaa yeelanaya kulankii labaad ee wadahadallo nabadeed oo xal loogu raadinayo dagaalka qaraar ee u dhaxeeya labada dhinac.

Kulankii koowaad ee shalay oo ka dhacay xadka Belarus iyo Ukraine ayay Kyiv ku dalbatay xabbad-joojin deg deg ah iyo in ciidanka Ruushka ay si deg deg ah uga baxaan carrada Ukraine.

Warbixin ay weriyaha VOA Carla Babb inoo diyaarisay waxaa noo soo koobaya Nur Hassan Nur.

Wadahadalka u socda Ukraine iyo Ruushka xilli uu dagaalku sii xoogeystay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG