Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ololaha doorashada oo si rasmi ah uga bilowday gobollada Jabuuti 


Dalka Djibouti waxa maanta si rasmi ah uga bilowday ololaha doorashada gobollada iyo degmooyinka oo socon doonta laba todobaad, waxaan cod bixinta doorashadan ka dhici doonta dalka Djibouti 11-ka bisha March ee so socota.

Wariyaha VOA-da Ramadan Muse ayaa warkan kasoo direy kasoo diray Jabuuti.

Ololaha doorasha Jabuuti
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:05 0:00

XS
SM
MD
LG