Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xaggee ayuu marayaa baaritaanka dilkii Sheekh Maxamed Xasan? 


Shugri Imam Maxamed Xassan, oo ah gabar uu dhalay Imaam Maxamed Hassan oo dhawaan lagu dilay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa sheegtey in qoyskooda ay laamaha amniga lasoo socodsiiyeen baaritaannada la xariira cidda ka dambeysay dilkiisa aabahee oo ay dhowaan u soo qabteen hal eedeysane.

Shugri ayaa sheegtey inay si dhow ula socdaan baaritaannada socda, Waxaana ay sheegtey in jaaliyadda Soomaaliyeed iyo maamulka magaalada Columbus ay barbar istaageen.

Sahra Cabdi Axmed oo joogta Washington ayaa Shugri Maxamed Xassan ka kula xiriirtay hhadka telefoonka Columbus, Ohio.

Xaggee ayuu marayaa dilkii sheekh Maxamed Xasan?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00

XS
SM
MD
LG