Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Nin ku eedeysan dilkii Sheekh Maxamed Aaden oo lasoo qabtay


Masuuliyiinta magaalada Columbus ayaa shalay ku dhawaaqay inay soo qabteen nin lagu magacaabo John Wooden oo looga shakisan yahay inuu ka danbeeyey dilkii loo geystey Sheikh Mohamed Hassan Adan.

Ninkan ayaa la sheegey in ganacsi uu kala dhexeeyey Sh Moahmed.

Tan iyo bishii December ayay boolisku ku jireen baaritaanka ciddii ka dambeysey dilka Sh. Mohamed.

Haddaba xogahan ugu danbeeyey ayay Falastin Ahmed Iman ka wareysatay Hassan Omar oo loo yaqaan Hassan Dheere kana mida hoggaamiyeyaasha Soomaalida ee gobolka Ohio.

Wareysi: NIn ku eedeysan dilkii Sheekh Maxamed oo lasoo qabtay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:31 0:00

XS
SM
MD
LG