Ciidamada Ruushka ayaa ku sii siqaya magaalada caasimadda ah ee Kyiv iyo magaalooyin kale oo muhiim ah, taasoo qayb ka ah qorshaha "ridista" dowladda Ukraine ayaa u muuqda kuwa lumiyay dardarti ay dagaalka ku bilaabeen, sida ay sheegeen saraakiisha Mareykanka iyo kuwa reer galbeedka Jimcihii.
Warbixin arrintaasi ku saabsan iyo wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Ukraine waxaa inoo haya Xuseen Barre.
Facebook Forum