Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadaallo lagu caawinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen oo ka socda  DDS


Xukuumada dowlad deegaanka Soomaalida ayaa kulan la qaadatay guddiga dagalka gurmadka abaaraha kuwaas oo dhawaan loo kala dirayay degmooyinka laga wado raashin qaybinta.

Gudigan dabagalka gurmadka abaaraha oo ay shaqadoodu tahay soo gudbinta xogaha la xiriira raashin qaybinta, ayaa waxaa gudigan awood loo siiyay in ay ka talaabo ka qaadi karaan, wixii ay u arkaan lunsi hantiyeed oo ay ku jiraan in ay ka ilaaliyaan raashinka laqaybinayo musuqa .

Warkan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Dadaallo lagu gargaarayoo dadka ay abaaruhu saameeyeen oo kasocda DDS
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:31 0:00

XS
SM
MD
LG