Ruushka ayaa arornimadii shalay duullan la filayay ku qaaday waddanka Ukraine, waxaana madaxweynaha Ukraine uu sheegay in dadka maalintii ugu horreysay ku geeriyooday weerarka ay tiradoodu gaareyso 157.
Sidee dadka ku sugan Soomaaliya ula socdaan colaaddaasi, maxaase saameyn ah oo ay ku reebi kartaa Soomaaliya iyo guud ahaan Afrika.
Wariyaheenna Seynab Abuukar ayaa qaar kamid ah dadka Muqdisho su’aashaasi hor dhigtay.