Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida degan Kyiv oo billaabay inay ka baxaan


Dadka ku nool magaalada Kyiv ee caasimadda Ukraine ayaa billaabay qaarkood in ay ka baxaan magaaladaasi kadib weerarkii Ruushka uu ku qaaday Ukraine oo billowday saaka.

Qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ayaa kamid ah dadka isaga baxaya magaalada caasimadda ah ee Kyiv, oo ka mid ah magaalooyinka uu beegsanayo Ruushka.

Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa la xiriiray Maxamed Cabdi Guutaale oo kamid ah ardayda ka qaxaya magaalada Kyiv.

Soomaalida degan Ukraine oo billaabay inay ka baxaan
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:48 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG