Macallimiinta dugsiyada Qur’aanka ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa bilaabay dadaallo ay ku dhiirigelinayaan ardayda dugsiyada Qur'aanka iyagoo abuuraya jawi isdhex gal iyo is fahan ah oo u dhaxeeya Ardeyda iyo Macalimiinta Qur'aanka.
Macallimiinta ayaa sheegaya inay doonayaan inay Meesha ka saaraan dhaqan soo jireen ahaa kaasoo in Ardeydu xilliyada ay fursadda leeyihiin aysan ciraari Karin kubadda cagta… Macallimiintan ayaaba hadda in iyagu ayba kubadda la ciyaaraan Ardeydooda xilliyada fasaxa.
Faah faahinta waxaa inoo haya Khadar Maxamuud Xareed.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available