Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jigjiga: Gurmad la gaarsiiyay dadkii ay abaaruhu saameeyeen


Xafiiska maaraynta khataraha masiibooyinka dowlad deegaanka Soomaalida ayaa u raray raashin isugu jiray bariis, sonkor iyo saliid 70 degmo oo kamid ah goobaha ugu daran ee gobollada ay abaartu saamaysay.

Raashinkan oo lagu soo iibiyay 200 milyan oo birr oo ay dhowaan xukuumaddu u ansixisay gurmadka abaaraha" ayaa waxaa ka faaidaysan doona dad kabadan saddex boqol konton iyo toddobo kun oo qof.

Warkan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray wariyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Warbixinta Jigjiga
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00

XS
SM
MD
LG