Isbaheysiga NATO iyo Midowga Yurub ayaa cambaareeyay tallaabada uu qaaday Ruushka, halka Ukraine ay sheegtay in xaduudaheeda aysan cidina wax ka baddali karin.
Wariyaha VOA-da ee Yurub, Ridwan Xaji Cabdiwali ayaa arrintaan iyo wararki ugu danbeeyay ee xiisadda Ukraine ka wareystay Maxamuud Carab oo ah wariye madax bannaan oo ku nool magaalada Kiev (Kiif) ee caasimadda Ukraine.