Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biden: Putin wuxuu go'aansaday in uu ku duulo Ukraine 


Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa gelinkii dambe ee shalay oo Jimco ahayd sheegay in madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu go’aansaday inuu ku duulo Ukraine.

Milateriga Ruushka ayaa ku dhawaaqay in Sabtida maanta ah ay sameyn doonaan dhoolatus ballaaran oo ay ku sameynayaan ciidamadooda istaraatiijiga ah ee Nukliyeerka, kaasoo Putin uu si shaqsi ah u kormeeri doono.

Si kastaba ha noqotee, Madaxweyne Biden wuxuu sheegay inuusan rumaysnayn in Putin uu si dhab ah uga fikirayo adeegsiga hubka nukliyeerka.

Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Barre .

Biden: Putin wuxuu go'aansaday in uu ku duulo Ukraine
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:53 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG