Dowladda Dalka Uganda ayaa shaacisay inay joojisay baaritaanka cudurka COVID19 ee laga qaado dadka rakaabka ah ee soo galaya dalkeeda, waxaana , go’aanka lagaga dhawaaqay shirka golaha Wasiirada ee Dowladda Uganda
Faahfaahinta warkan waxaa Nairobi inooga soo direy wariyaheena Khadar Maxamuud Xareed.