Magaalada Kismayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland waxaa maanta ka dhacday doorashada qaar ka mid ah kuraasta xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaalia u matalaya Jubbaland.
Wariyaha VOAda Aaden Maxamud Salaad (Kismayo) ayaa warbixintan ka soo diray halkaas.