Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Somalia: Tirada la doortay iyo muddada hartay


Doorashadan ayaa in muddo ah ka socotay magaalooyin kala duwan oo ku yaalla Soomaaliya oo ay kamid tahay Caasimadda Muqdisho.

In kastoo tiro wax yar ka badan kala bar 275ka kursi ee Baarlamanka la doortay, hadana marka la eego tirada dhiman iyo caqabdaha qaar waxay u muuqataa inay dib uga dhacayso wakhtiga loo qabtay in lagu soo gabagabeeyo doorashada ee 25ka bishan.

Haddaba illaa iyo hadda tiro intee la'eg ayaa kuraastaasi laga doortay, maxayse tahay qorshaha imaan kara haddii wakhti dheeri ah loo baahdo.

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan soo socota ku eegaya.

Dhageyso tirada illaa hadda la doortay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00

XS
SM
MD
LG