Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Switzerland oo laba sano kadib laga qaaday xayiraaddii COVID-19


Dalka Switzerland ayaa ku dhawaaqay shalay oo Khamiis ah in la qaaday xayiraadihii xanuunka Coronovirus oo dalkaasi saarnaa labadii sano ee lasoo dhaafay - Maanta oo jimca ahna, waxaa markii ugu horeysay muslimiinta dalkaasi oo Soomaaliduna ay kamid tahay salaada Jimcaha lagu tukan doonaan masaajidda.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa London kasoo diray wariyaha VOA-da ee Europe Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Switzerland oo laba sano kadib laga qaaday xayiraaddii COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:51 0:00

XS
SM
MD
LG