Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Go'aanka dowladda Britain ee tallaalka carruurta 


Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqday galinkii dambe ee shalay in la gaaray xilligii tallaalka COVID-19 ay qaadan lahaayeen carruurta u dhexeysa 5 ilaa 11 sano jir kadib markii caruurta dalka Britain ay ka dib dheceen qaadashada talaalka marka la bar-bar dhigo dalalka kale ee dunida.

Go'aanka cusub ee Britain oo aanu walin jirin sharci qasbaya ayaa kusoo beegmaya iyadoo muran badan uu ka dhashay tallaalka oo ay ka horyimaadeen haween badan oo si weyn u diidan.

Arrimahan oo dhan ayaa kusoo beegmaya xilli culeys siyaasadeed uu haysto Ra'iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson.

Haddaba Wariyaha VOA-da ayaa weydiiyay Dr. Cabdulaahi Cali Fiidoow oo ka tirsan waaxda caafimaadka Britain waxa uu ka dhigan yahay talaalka carruurta.

Wareysi: Go'aanka dowladda Britain ee tallaalka carruurta
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:36 0:00

XS
SM
MD
LG