Qoysas badan oo Soomaali ah oo ku noolaa daaro dhaadheer oo ku yaala bartamaha Melbourne ayaa hadda la siiyey guryo cadi ah oo ku yaal galbeedka magaalada Melbourne.
Guryahan ayaa ah kuwii hore loogu karantiiley Soomaalida uu ku dhacay xanuunka COVID-19.
Warbixin amuurtan ku saabsan waxaa magaalada Melboune kasoo diray wariyaha VOA Qaaradda Australia Ibraahim Cumar Baafo.