Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo Muwaadiniintiisa ugu Baaqay in ay ka Baxaan Ukraine


Ukraine Tensions Peace Deal Explainer

Maamulka Biden ayaa ku boorinaya dadka Mareykanka ah ee ku sugan Ukraine in ay dalkaa uga baxaan 24 ilaa 48 saac gudahood, iyadoo uu maamulku sheegay in duullaan weyn ay Russia qaadi karto inta ay socdaan ciyaaraha Olombikada Jiilaalka ee Beijing.

La taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan ayaa Jimcihii sheegay in duullaanka Russia ay u badan tahay in ay ku jiraan duqeymo dhanka cirka ah iyo weerar lagu qaado caasimadda Ukraine ee Kyiv. Weriyaha Sare ee arrimaha Diblomaasiyadda ee VOA Cindy Saine ayaa warbixintan noosoo dirtay, waxaana noo soo koobaya Ibraahim Xassan Daandurey.

Warbixin: Xiisadda Ukraine oo sii xoogeysatay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG