Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaaraha Geeska Africa oo sababay in kumannaan arday ah ay ka haraan Iskuullada


Wasiir ku xigeenka xafiiska waxbarashada dowlad deegaanka soomaalida Cabduqaadir Maxamed Shukri oo waraysi siiyay idaacadda VOA ayaa ka warramay saameynta ba'an oo ay ku yeelatay abaarta ka jirta Gobolka dugsiyada waxbarashada deegaanka, isagoo sheegay in ilaa iyo hada ay saamaysay abaarta dugsiyo dhan 1,204 dugsi, ayna xirmeen 224 dugsi, halka 780 dugsina ay u dhexeeyaan xaalad aan la saadaalin karin.

Dhinaca kalena abaartu waxay saameysay arday kabadan 232 kun oo arday oo wax kabaranayay dugsiyadan.

Warkan waxaa magaalada Jigjiga kasoo direy wariyaheenna Mohamed Abdirahman Gaataa.

Abaaraha ka jira Geeska Afrika oo kumannaan arday ah ka reebay waxbarashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:33 0:00

XS
SM
MD
LG