Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqey dhinacyada isku hayaa siyaasada Libya in ay mudnaanta kowaad siiyaan xasilloonida dalka, xilli uu dalkaasi isku diyaarinayo doorashooyin.
Warbixin arrintan ku saabsanw axaa Qaahira inooga soo direy wariyaheenna Hussein Sahnuuni.