JIGJIGA —
Waxaa caasimada deegaanka Soomaalida ee magaalada Jigjiga soo gaaray Madaxweynaha dalka Itoobiya Sahle-Work Zewde iyo ku-xigeenka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Aamina Jane Maxammed.
Safarka mas’uuliyiintan ayaa kusoo beegmayaa xili ay kasii darayso abaarta ka jirta deegaanka.
Warbixintan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray wariye weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.