Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falastiiniyiin iyo Israa'iiliyiin isu tegay oo soo jeediyey xal cusub


Shaqsiyaad magac ku dhex leh Israel iyo Falastiin ayaa soo jeediyay hindse cusub oo laba dal oo isgarab yaalla ay ku noqonayaan Israeli iyo Falastiin.

Qorshahaas oo ay rajeynayaan inuu xal u noqon doono colaadda iyo khilaafka soo bilowday 1948-kii ee u dhaxeeya labada dhinac.

Wariyaha VOA-da Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan Qaahira kasoo diray.

Falastiiniyiin iyo Israa'iiliyiin isu tegay oo soo jeediyey xal cusub
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:59 0:00


XS
SM
MD
LG