Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ururka Midowga Afrika oo hakiyey xubinnimada afar dal


Hoggaamiyeyaasha Afrika ee ku kullansan dalka Ethiopia ayaa cambaareeyay afgambiyadii dhowaa ee ka dhacay dhowr dal oo ka mid ah qaaradda.

Sarkaal ka tirsan Midowga Afrika ayaa sheegay inay xubinimadii ka joojiyeen afar waddan oo ay afgambiyo milatari ka dhaceen.

Gelmo Dawit oo ka tirsan VOA ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Addis Ababa. Xuseen Barre Aaden ayaa soo jeedinaya.

Ururka Midowga Afrika oo hakiyey xubinnimada afar dal
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:05 0:00


XS
SM
MD
LG