Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada: Xisbiyada siyaasadda gobolka Ontario oo isu diyaarinaya doorashooyinka


Gobolka Ontario ee dalka Canada, waxaa ka dhici doonta billowga bisha June ee sanadkan doorashada guud oo ay ku tartamayaan xisbiyo kala duwan.

Marka laga soo tago Doug Ford oo ah madaxa xisbiga Conservative-ka ee hadda talada haya, Andrea Horwath hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka rasmiga ah ee NDP ayaa kamid ah, kuwa ugu cad-cad ee loo saadaalinayo kursiga ugu sarreeyo ee gobolkaasi.

Haddaba xisbiga NDP, oo ka sokow in Soomaali badan ay xubno ka yihiin, sidoo kale uu kamid yahay xildhibaan Faysal Xasan oo ka tirsan baarlamanka gobolka Ontario ayaa maalintii labaad u socda shir labadii sanaba mar ay qabsadaan. Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji, ayaa waydiiyay xildhibaan Faysal Xasan oo ka qeybgalaya shirka, waxa uu ku saabsan yahay kulankooda?

Xisbiyada siyaasadda gobolka Ontario oo isu diyaarinaya doorashooyinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG