Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Afar qof oo lagu toogtay magaalada Qaahira

Afar qof oo hal qoys ka tirsana ayaa lagu dilay xaafad ay degen yihiin dadka hodanka ah oo ku taal magaalada Qaahira ee dalka Masar, sida uu warbixin arrintan ku saabsan Qahira inooga soo direy wariyaheena Hussein Sahnuuni.

Afar qof oo lagu toogtay magaalada Qaahira
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:24 0:00


XS
SM
MD
LG