Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sweden oo qaadeysa xayiraadaha COVID-19


Ra'iisul Wasaaraha dalka Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegtay in dalkeeda uu qaadayo xayiraadihii saarnaa ee COVID-19, waxaana shir jaraa'id oo ay qabatay ay ku sheegtay in la gaaray xiligii Sweden dib loo furi lahaa.

Soomaalida ku dhaqan dalkaasi Sweden ayaa qeyb ka ah dadka dalkaasi ee oo siyaabo kala duwan uu saameyn ugu yeeshay noloshoodii.

Wariyaha VOA-da ee Europe, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan ku eegaya go'aanka cusub ee dowladda Sweden.

Sweden oo qaadeysa xayiraadaha COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:18 0:00


XS
SM
MD
LG