Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibadbax ka dhan ah xayiraadaha COVID-19 oo ka socda Canada


Dibadbaxa looga soo horjeedo xayiraadaha iyo amarrada COVID-19 ee ka socda magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa lagu soo warramayaa inuu saameyn ku yeeshay dhaqaalaha iyo isu socodka magaalada.

Ra'iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau, ayaa meesha ka saaray awood militari oo loo adeegsado dibad-baxayaasha oo lagu eedeeyay inay dadka deegaanka ku hayaan dhibaatooyin kala duwan.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Canada inooga soo direy wariyaheena Hussein Nuur Xaaji.

Dibadbax ka dhan ah xayiraadaha COVID-19 oo ka socda Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00


XS
SM
MD
LG