WASHINGTON —
Aqalka Cad ee looga taliyo Maraykanka ayaa ku gacanseyray kulan Jimcihii shalay dhex maray Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, kaas oo ay ku soo bandhigeen isbahaysi istiraatiiji ah oo looga hortagayo Mareykanka.
Xuseen Barre Aden ayaa warbixintan inoo haya.
Facebook Forum