Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir-madaxeedka M. Afrika oo berri furmaya


Qaar ka tirsan madaxda qaaradda Arica ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, halkaasi oo burrito uu ka furmayo shir madaxeed ay yeellanayaan madaxda Africa.

Waa markii u horreysay ee Addis Ababa ay marti-galinayso shirka Midowga Africa tan iyo markii dagaalku Ethiopia ka bilowday. Shir madaxeedka Midowga Africa ayaa waxyaabbaha diirada lagu saarayo waxaa ka mid ah afgambiyada militari ee qaaradda dhawaanahan ka dhacay.

Warbixin ay AFP qortay waxaa inoo soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan.

Dhageyso shir-madaxeedka Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:06 0:00


XS
SM
MD
LG