Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mombasa: Shan qof oo Soomaali ah oo ku dhintay dab ka kacay dhisme


Shan qof oo Soomaali ah oo uu mid caruur yahay ayaa ku dhintay laba kalena waa ku dhaawacmeen dab shalay ka kacay dhismihii ay degaanaayeen oo ku yaalla magaalada Mombasa ee dalka Kenya.

Dhacdadan ayaa shalay aroortii ka dhacday qeybta qadiimiga ah ee magaalada Mombasa, waxaana dadka dhintay la sheegay inay ahaayeen dad qaxooti ah.

Wariyaha VOA-da Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.

Mombasa: Shan qof oo Soomaali ah oo ku dhintay dab ka kacay dhisme
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00


XS
SM
MD
LG